Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay Shiikh C/llaahi Gaare iyo ilaalo la socotay

Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Danab ayaa sheegay inay dileen Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab ka dib markii ay dhowr jiho ka wareereen degaanka Mubaarak ee gobolka Sh/hoose oo kooxdaas ay ku xoogan yihiin. Saraakiisha Ciidanka Danab ayaa xaqiijiyay in Howlgalka lagu dilay Guddoomiyihii Al-Shabaab ee degaanka Mubaarak iyo koox Ilaaladiisa ka tirsan. Sidoo kale, … Continue reading Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay Shiikh C/llaahi Gaare iyo ilaalo la socotay